Hosted by Representative Ilhan Omar
Immigration is a complicated and confusing process. We can help!
Drop in any time to have your immigration questions answered by experts. Resources Include:
- Free Consultations with Immigration Lawyers
- Tabling and Information Sharing
- Know Your Rights, Citizenship, and Immigration Enforcement Presentations
____
Immigrationku waxa uu leeyahay sharciyo isku murugsan oo ay adagtahay in la fahmo. Waana kaa caawin karnaa!
Na soo booqo si aan kaaga caawino wixii su’aal ah oo Immigration ku saabsan Waxaan diyaar kuula nahay sharci yaqaano aqoon u leh.
- Sharci yaqaano bilaash ah oo talo kaa siiya
hawlaha soogalootiga. (Immigrationka)
-Wada tashi iyo aqoon is waydaarsi
-Barro zaquuqdaada muwaadinimo iyo sharciyada soo galootiga
Wixii su'aal dheeraad ah la soo xiriir, email sonia@ilhanomar.com